Bulshada Reer Hargeysa Oo Muddaharaad Ku Taageeray Go’aankii Lagu Kala Reebay Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha Wakiilada

0
275

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Bulshada reer Hargeysa qaybaheeda kala duwan ayaa muddaharaad salmi ah ku taageeray go’aankii Madaxweynaha Somaliland  Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ku kala reebay doorashooyinka Madaxtooyada iyo golaha wakiilada. Go’aanka Madaxweynaha oo beesha caalamku ka soo hor jeesatay ayaa sababay muddaharaad lagaga soo hor jeedo go’aanka beesha caalamka isla markaana lagu taageerayo kala reebista labada doorasho

Hadaba halkan ka daawo muddaharaadka bulshada reer Hargeysa

 

 

 

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland