Muqdisho(Xogsoormedia.com):- Musharax Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo u taagan una sharraxan xilka Madaxweynaha Soomaaliya,ayaa sheegay in Soomaaliya ay bur burtay waxaanu intaa ku daray in loo baahan yahay n la wada hadlo isla markaana dib u heshiisiin dhab ah la bilaabo.
Waxaa kale oo uu ka hadlay qaddiyada Somaliland oo uu sheegay in loo baahan yahay in la wada hadlo isla markaana reer Somaliland loo sameeyo wax kasta oo ay dib ugula midoobayaan Soomaaliya.
Waxaa kale oo uu farriin u diray dhalinyarada Soomaalida ah ee ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo uu cafis ugu baaqay.
Hadaba halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia24@gmail.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland