Hargeysa(Xogsoormedia.com):-Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Michael Keating,ayaa ka hadlay xaaladda Soomaaliya doorashooyinka la filayo in ay ka qabsoomaan.
Waxaa kale oo uu ka hadlay Keating khilaafaadka hadheeyay dhismaha aqalka sare, Arrimaha Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe iyo sidoo kale waxa hortaagan in Soomaaliya ay yeelato ciidan qaran oo leh awood ay dalka Soomaaliya ku difaacaan.
Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya oo laanta afka Somaliga ee Idaacadda VOA-da u warramay
Waraysigiisa halkan ka dhegayso
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland