Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Asxaabta Qaranka Iyo Xukuumadda Uga Digay Khilaaf Nabad Gelyada Wax Yeeli Kara

0
279

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Somaliland Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax,ayaa uga digay asxaabta qaranka iyo Xukuumaddaba in ay ka fogaadaan wax kasta oo khilaaf keeni kara.

Waxaanu u soo jeediyay sadexda Xisbi qaran in ay mar walba ku tarramaan sida ugu wanaagsan oo ay loolankooda ka ilaaliyaan qabyaalad iyo reer reer in ay tartanka u galaan,waxaanu ku bogaadiyay Madaxweyne Siilaanyo siduu u aqbalay doorashadii hore ee Madaxtooyada oo lagaga helay 80 Cod,doorashadaas oo uu Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali ahaa musharaxa jagada Madaxweyne ku-xigeenka.

Hadaba halkan ka daawo.

 

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland