“Lughaya Ciidan Uma Baahna Ee Caqli Ayay U Baahan Tahay.” Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Ee Gobolka Awdal

0
377

Boorama(Xogsoormedia.com- Xisbiga WADDANI,ayaa Xukuumadda iyo Xisbigeeda Kulmiye ku eedeeyay in ay nabad gelyo darro ka abuurayaan gobolka Awdal isla markaana ciidamo geeyeen deegaano ka tirsan gobolka Awdal gaar ahaan degmada Lughaya.

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ee Gobolka Awdal Cabdikariin Muuse Maal oo warbaahinta kula hadlay magaalda Boorama,ayaa Xukuumadda uga digay in ay xaalad ka abuurto lixda goobood ee doorashooyinka ka xayirnaa.

Hadaba halkan ka daawo.

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland