Abwaan Axmed Saleebaan Bidde Oo Farriin U Diray Madaxda Soomaaliya’ Reer Miyigana Nabad Ugu Baaqay

0
304

Hargeysa(Xogsoormedia.com):-Abwaan Axmed Saleebaan Bidde ayaa Madaxda Dawladda Soomaaliya u soo jeediyay in ay qiraan in Somaliland iyo Soomaaliya  la kala yahay oo laba dal oo Somaliland iyo Soomaaliya la yidhaahdo in ay qiraan in ay jiraan oo ah laba dal oo jaar ah.

Waxaa kale oo uu ka hadlay shaqaaqooyinka ka soo noq noqday deegaanada Bariga Somaliland oo uu u soo jediyay in ay ka waan toobaan dagaalada isal markaana ay nabada qaataan oo ay wada noolaanshaha iyo nabad ku wada noolaanshaha in ay ilaaliyaan.

Waxaa kale oo uu ka hadlay siduu fanka Soomaalidu ku soo bilaabmay iyo sidii Somaliland xornimada ku qaadatay,ugu dambayna waxaa uu ka hadlay riwaayad wacyigalin ah oo nabayd ah oo ay gobolada bariga ugu talo galeen.

Hadaba halkan ka daawo.

 

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland