Ceel-afweyn(Xogsoormedia.com):- Wefti Wasiirro ah oo u hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami,ayaa maanta gaadhay degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag.
Weftiga wasiirrada ah oo ay ka mid yihiin Duulista Farxaan Aadan Haybe iyo Dib u Dejinta Cali Siciid Raygal,ayuu socdaalkoodu la xidhiidha sidii nabadyn iyo is afgarad loogu dhamayn lahaa shaqaaqadii dhimashada iyo dhaawaca sababay ee deegaankaa ku dhex maray laba beelood oo walaalo ah.
hadaba halkan ka waado.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia24@gmail.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland