Laascaanood (Xogsoormedia.com):- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caddaalada iyo Garsoorka Somaliland Yuusuf Af-lahaar ayaa sheegay in shaqaaqada ka dhacday magaalada Laascaanood ay tahay mid gacmo kale ay ku jiraan.
Waxaanu intaa ku daray in lagaga soo hor jeedo wanaaga iyo horumarka gobolka ka socda waxaanu bulshada reer Sool gaar ahaan kuwa deada laascaanood uu kula taliyay in ay wanaaga iyo naad gelyada ilaashadaan isla markaana wixii qwaladaad jira ay u daayaan xukuumadda oo wax ka qabanaysa.
“Waxaa la idiin qoonsanayaa waxbarashadiina, waxaa laga soo horjeedaa horumarka socda, haddii khalad ciidanku geysteen waxbaa laga qabanayaa,” ayuu yidhi Wasiir Yuusuf
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia24@gmail.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland