Gabilay(Xogsoormedia.com):- Bulshada gobolka Gabilay ayaa si wayn u soo dhaweeyay isla markaana u taageeray Xisbiga WADDANI oo ay sheegeen in uu yahay Xisbiga kaliya ee ay u arkaan in uu dalka iyo dadka isku haynaynayo oo aanu kala kaxaynayn.
Waxaanay siadaa ku sheegeen munaasibada balaadhan oo loo qabtay siyaasiyiin ku soo biiray Xisbiga WADDANI oo ku qabsoontay magaalada Gabilay.
Hadaba halkna ka daawo.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia24@gmail.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland