Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Wasiirudawlaha Wasaaradda Khayraadka Biyaha Mahdi Cismaan Buuri ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegayay in ay Berbera xilligan soo food saartay xaalad biyo yaraan ahi.
Waxaa Kale oo uu sheegay in ay arrintu ahayd beeb(Dhuun biyaha qaada) oo awdantay taasoo uu sheegay in la hagaajiyay.
Hadaba halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia24@gmail.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland