Magacyada Xildhibaano Ka Tirsan Gollaha Wakiilladda Somaliland Oo La Baafinayo

0
407

Hargeysa (Xogsoormedia.com):- Warqad Qoraal ah oo ka soo baxday Xafiiska Xog-haya Golaha Wakiiladda Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa waxa lagu baafinayaa 45-Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland kuwaasi oo lagu sheegay inaanay dhawr kalfadhi ka soo xaadirin islamarkaana aan haybtooda la hayn oo aanay ka soo agwareegin Xayndaabka Xarunta Golaha Wakiiladda Somaliland.

Magacyada Xildhibaanaddan la baafinayo ayaa waxa golaha ugu dambaysay fadhigii lagu meel mariyay Heshiiskii Xukuumaddu la gashay Shirkada Imaaraatiga ah ee DP-WORLD,Waxaanay qaarkood ka mid ahaayeen mudanayaashii sida weyn dabada uga riixayay Heshiiskaasi.

Xildhibaanadda La Baafinayo ayaa u badan Mudanayaasha Muxaafidka ah ee Xukuumadda iyo Xisbi Xaakimka u ololeeya.

baafin-2-745x1024

halkan hoose ka akhriso Liiska magacyada  Xildhibaanada La Baafinayo ee 45-ka xildhibaan ka kooban:

  1. Aadan Xaaji Diiriye Dirir
  2. Axmed Cabdi Nuudr Kijaandhe
  3. Axmed Ducaale Bullaale
  4. Axmed Faarax George
  5. Axmed Cabdi Kaahin
  6. Axmed Xasan Aadan Muuse (Wayse Cadde)
  7. Axmed Maxamed Nuur
  8. Bashiir Sheekh Xuseen Tukaale
  9. Cabdi Hirad Warfaa
  10. Cabdicasiis Ismaaciil Ducaale
  11. Cabdilaahi Axmed Yuusuf (Madar)
  12. Cabdiqaadir Askar Xasan
  13. C/qaadirXaaji Ismaaciil Jirde
  14. Cabdiqaadir Jibriil Tukaale
  15. Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Aw Xoog)
  16. Cabdiraxmaan Muuse Jaamac
  17. Cabdiraxmaan Yuusuf Cartan
  18. Cali Obsiye Diiriye (Cali Gabiley)
  19. Faaarax Maxamuud Cabdalle
  20. Xaashi Xuseen Caabi
  21. Ibraahim Axmed Raygal
  22. Ibraahim Carraale Cabdi
  23. Ibraahim Jaamac Cali
  24. Jaamac Xasan Aadan
  25. Mahdi Cabdilaahi Maxamuud
  26. Mahdi Xuseen Cadare
  27. Maxamed Yaasiin Sh. Cali Ayaanle
  28. Maxamed Axmed Maxamed (Dhakool)
  29. Maxamuud Dhunkaal Guutaale
  30. Maxamed Cali Xirsi
  31. Maxamed Cismaan Muxumed (Bulqaas)
  32. Maxamed Cumar Aadan Jiir
  33. Maxamed Jaamac Cabdi
  34. Maxamed Jaamac Cali
  35. Maxamuud Ismaacil Xasan
  36. Maxamuud Jaamac X. Cilmi (Dable)
  37. Maxamed Xaaji Maxamuud Cumar Xaashi
  38. Maxamed Xaaji Yuusuf Axmed (Waabeeyo)
  39. Maxamuud Jaamac Warfaa (Wadka)
  40. Maxamed Saalax Cige
  41. Muuse Maxamed Ismaaciil (Hoos U Jeed)
  42. Saleebaan Yuusuf Cali Koore
  43. Saleebaan Cawad Cali (Bukhaari)
  44. Siciid Cartan Cismaan Faarax
  45. Wali Axmed Aadan (Wali Xaawo).

 

Xogsoormedia.com@gmail.com

 Xogsoormedia24@gmail.com