Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir,ayaa qudbaddii maanta ee Salaadda Jimcaha waxaa uu kaga waramay qiimaha ay diinta Islaamka ku leedahay wanaaga oo la is faro iyo Xumaanta oo la iska reero iyo sida ay dadka muslimiinta ah waajibka ugu tahay in ay u istaagaan in ay wanaaga is faraan Xumaantana iska reebaan oo ay wanaaga iyo khayrka isku waaniyaan isla markaana xumaanta iyo macaasida iska reebaan.
Hadaba halkan ka waado.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia24@gmail.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland