“Aniga Ma Quraanbaa Igu Soo Degay Yaa Iga Mamnuucay In Aan Ordi Karo.” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

0
334

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe,ayaa sheegay  in sharci u diidaya in uu mar dambe isu sharaxo jagada Madaxweynaha ee Xisbigiisa in aanay jirin.

Waxaa kale oo uu sheegay in loo siman yahay jagada musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga isla markaana  lagu soo saari doono musharixiinta Xisbiga shirka golaha dhexe  oo uu sheegay in ay qabsoomi doonto Bisha tobnaad ee sanadkan.

hadaba halkan ka daawo.

 

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland