Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire,ayaa sheegay in gooni isu taagga Somaliland in uu caalamka wax badan oo wanaag ah ku soo kordiyay isla markaana aqoonsi ay Somaliland heshaana in uu dawo u yahay furdaaminta mushkiladda Soomaaliya ee caalamku ku dawakhay.
Waxaa kale oo uu sheegay in ay jiraan dalal badan oo Somaliland in ay aqoonsadaan danaynaya laakiin hadana yara baqaya waxaanu ku dhiiri galiyay in ay ku dhiiradaan aqoonsiga Somaliland.
Hadaba halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia24@gmail.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland