Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Gooni Isu Taagga Somaliland Beesha Caalamka Iyo Soomaaliyana Farriimo U Kala Diray

0
540

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamuud Siilaanyo,ayaa ka hadlay qaranimmada Somaliland sida ay lama taabtaanka u tahay iyo in aan qaddiyada Madaxbannaanida Somaliland in aanay ka noqosho lahayn isla markaana uu yahay go,aan shacbi oo  ummadiisu goosatay.

Waxaa kale oo uu beesha Caalamka ka codsaday in ay aqoonsi buxa siiyaan qarankan aan aqoonsiga  ka helin dunida.

Waxaa kale oo uu  uu farriin adag u diray dawladda Soomaaliya oo uu ke eedeeyay in ay faro galin toos ah ku hayso Somaliland taasoo uu uga digay.

Hadaba halkan ka daawo

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland