“Waxaynu Doomaynaa In Aynu Dadka Wax Kula Qaybsano Tirada Aynu Leenahay.” Guddoomiye ku-xigeenka Koobaad Ee Wakiiladda

0
298

Laascaanood(Xogsoormedia.com):- Guddoomiye ku-xgeenka koobaad ee Golaha Wakiiladda Somaliland Baashe Maxamed Faarax,ayaa sheegay in deegaanka Gobolka Sool ay dadka kale ee Somaliland wax kula qaybsan karaan oo keliya diiwaan galinta codbixiyeyaasha iyo trada isu diiwaan galisa doorashooyinka oo u sheegay in ay tahay ta lagu qiimaynayo.

Guddoomiye Baashe waxaa uu sidaa ka sheegay mar  uu ka hadlayay gudaha magaalada Laascaanood oo lagu soo dhaweeyay.

Hadaba halkan ka daawo.