Boorama(Xogsoormedia.com):- Guddoomiyaha Jaamacadda Cammuud Prof: Saleebaan Axmed Guuleed,ayaa sababeeyay ka maqnaanta qalin jabinta Jaamacadda Cammuud ee Asxaabta qaranka ee mucaaridka ah oo cabasho ka muujiyay in aan lagu soo casuumin.
Guddoomiye Prof Saleebaan waxaa uu sheegay in aanay sadexda Xisbe cid heer qaran ah ka casuumin isla markaana cidda qudha ee ay casuumeen ay ahayd Wsiirka Waxbarashada iyo Madaxweynaha oo keliya halka uu tilmaamay in Guddoomiyaha KULMIYE laftiisu in aanay toos u casuumin balse uu Weftiga Madaxweynaha uu ka mid ahaa sidaana ku yimi.
hadaba halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Hargeysa Somaliland