Laascaanood(Xogsoormedia.com):-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo,,ayaa soo dhawayntii ugu balaadhnayd lagu qaabilay guud ahaan deegaanada gobolka Sool oo uu socdaal shaqo ku tegay markii arfaad intii uu xilka hayay.
Madaxweynaha Somaliland oo socdaalkiisa ay ku weheliyaan Wasiiro ka tirsan Xukuumaddiisa,Xildhibaano iyo masuuliyiin kale ayaa socdaalkiisa oo galay maalintii labaad waxaa uu xalay u hoyday degmada Caynaba.
Waxaanu maanta socdaalkiisa ku maray degmooyinka Yagoori iyo Adhi Caddeeye. Madaxweyne Siilaanyo ayaa inti uu socdaakiisa ku udo jiray waxaa uu dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo ay ka mid tahay wadada Adhi Caddeeye iyo Xuddun.
Hadaba alkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia24@gmail.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland