“Wuxuu Leeyahay Hubka Ii Fasaxa Dadka Muddaharaadaya Aan Laayee.” Xildhibaan Xoog

0
328

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac(Cabdiraxmaan Xoog),ayaa Madaxweynaha Somaliland ku dhaliilay xeerar golaha wakiiladu uu ansixiyay oo uu ku soo celiyay qaabka uu ugu soo celiyay iyo qodobo uu madaxweynu ka dalbaday in ay ka saaraan xeerka booliska.

Waxaanu sheegay md Cabdiraxmaan Xoog in Madaxweynuhu ka codsaday in ay xeerka Booliska ka saaraan qodobada ka xakamaynaya boolisku in ay  hub adeegsan karaan waxaanu sheegay in Madaxweynuhu doonayo in hubka loo fasaxo oo dad aan hubaysnayn oo muddaharaad dhigaya markay boolisku ka hor yimaadaan n ay layn karaan.

Hadaba halkan ka daawo.

 

 

 

 

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeysa Somaliland