Wasiir Farotoon Oo Ka Hadlay Xilka Madaxweyne Siilaanyo U Igmaday

0
331

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir Farotoon,ayaa sheegay in uu soo dhawaynayo xilka Madaxweyne Siilaanyo u doortay isla markaana aanu ahayn xilkii ugu horreeyay ee uu ka soo qabto Dalka Somaliland.

Waxaanu sheegay in hawl wayn oo adagi ay sugayso.

halkan ka daawo.