Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir(Faratoon),ayaa socdaakiisii ugu horreeyay ugu baxay gobolka Sool.
Waxaanu Wasiir Faratoon ku guubaabiyay bulshada gobolka Sool in ay is diiwaan galiyaan oo ay si mugleh uga qayb qaataan diiwaan galinta codbixiyeyaasha si ay u soo saari karaan mudanayaasha golaha wakiiladda isla markaana cuduooda u mujin karaan.
Hadaba halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Hargeysa Somaliland