Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Taliyaha Guud ee ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan,ayaa maanta kala wareegay qalab ciidanka Booliska Somaliland ay ugu deeqday Hay’adda Qaramada Midoobay ee UNDP.
Taliye Fadal ayaa UNDP uga mahad naqay taageerada ay siiso ciidanka Booliska Somaliland iyo wada shaqaynta dhaw ee ay booliska la leeyihiin..
Hadaba halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Hargeysa Somaliland