Shirkadda Dahabshiil Group Oo Cisbitaalka Guud Ee Burco Ugu Deeqday Dawooyin Tayadoodu Sarrayso

0
349

Burco(Xogsoormedia.com):- Shirkadda Dahabshiil Group,ayaa maamulka Cisbitaalka Burco ku wareejisay dawooyin caafimaad oo ah kuwa dawaynta Cudurada guud ah isla markaana lagu dawayn karo ama ku filam ugu yaraan  2500 oo bukaan ah oo qofkiiba dawayn dhamaystiran ah.

Hadaba halkan ka daawo

 

 

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland