Wasiirka Caafimaadka Oo Bulshada Buuhoodle U Jeediyay Qudbad Dhinacyo Badan Uu Kaga Hadlay

0
364

Buuhoodle(Xogsoormedia.com):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed,ayaa bulshada ku dhaqan magalada Buuhoodle u jeediyay qudbad kooban oo dhinacyo badan taabanaysa isla markaana uu kaga hadlay in  loo baahan yahay in reer Buuhoodle kula dar daarmay in ay midoobaan oo ay talo wada yeeshaan iskuna duubnaadaan.

hadaba halkan ka daawo.

 

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland