Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe,ayaa sheegay in isku shaandhaynta uu sameeyay Madaxweynaha Somaliland in ay tahay wax loo baahnaa isla markaana u soo dhawaynayo.
Waxaa akle oo uu sheegay in lagama maarmaan ay tahay in kuraas kalena loo baneeyo beelaha darafyada ee laga sadbursaday waxaanu intaa ku daray in uu ku hambalyaynayo md Siilaanyo tallaabada isku shaandhaynta ah ee uu ku sameeyay golaha Xukuumaddiisa
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia24@gmai.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland