Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Qofkii Ugu Horreeyay Ka Qaatay Goobtii Laga Shaqaaleeyay Isaga Shan Sano Ka Hor

0
293

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Sharmaarke Muxumed Geelle,ayaa qofkii ugu horreeyay ee uu shaqaaleeyo mudada kooban ee uu xilka hayay ka shaqaaleeyay isla goobtii siaga shan sano ka hor laga soo shaqaalaysiiyay.

Waxaanu  Madaxweynaha hortiisa k jeediyay qudbad kooban oo uu kaga hadlay hannaankii uu ku shaqaaloobay iyo sidii uu Madaxtooyada Somaliland uga noqday shaqaalaha isagoo isla goobtana kaga dhawaaqay in ardaygii ugu sarreeyay Jaamacadda Cammuud in uu ka shaqaaleeyay isla Madaxtooyasa Somaliland.

hadaba halkan ka daawo.

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeis Somaliland