“UCID Maaha Xisbigii Hore Ee Uu Guddoomiyuhu Aasaasay’Faysalna Waa Gardiid” Jamaal Cali Xuseen

0
328

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Musharaxa Jagada Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID  Jamaal Cali Xuseen,ayaa sheegay In Xisbiga UCID aanu ahayn Xisbigii UCID ee uu Faysal Cali Waraabe aasaasay laakiin waxaa uu sheegay in Xisbigu uu yahay mid ay tacab badan wada galiyeen oo ay iyagu soo saareen.

waxaa kale oo uu sheegay in Guddoomiye Faysal yahay gardiid oo aanu cidnaba ka gar qaadanayn,hadaba   halkan ka daawo.

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland