Daawo Cali Khaliif Oo Wada Hadalka Somaliland U fURMAY kU Xidhay Shuruud Qaranimada Lid Ku Ah

0
333

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Prof: Cali Khaliif Galaydh oo ah gadhwadeenka kooxda la baxday Khaatumo State oo Somaliland uu dhawaan u furmay wada hadal isla markaana kulankii ugu horreeyay ay masuuliyiin labada dhinac ka socdaa ku yeesheen magaalada Caynaba,ayaa sheegay in wada hadalka Somaliland iyo kooxdiisa u bilaabmay ay sii socon karaan oo keliya haddii Somaliland ay ka noqoto Gooni isu taagga iyo madaxbannaanideeda qaran.

Waxaanu intaa raaciyay in ujeedada ay Somaliland ula hadlayaan isuna hor fadhiisanayaan ay tahay mid isaga iyo kooxdiisuba ay ku doonayaan in ay soo celuyaan wax uu ugu yeedhay Midnimada Soomaaliweyn.

Hadaba halkan ka daawo.

 

 

 

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland