Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI,Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro),ayaa ku hambalyeeyay ardayda soo dhamaysatay sanad dugsiyeedka 2016. oo shalay lagu dhawaaqay natiijooyinka Imtixaanka shahaadiga ah.
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland