Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xukuumadda Somaliland,ayaa qaramaysay ciidan beeleedkii ugu tirada badnaa ee ka soo jeeda deegaanka Gobolka Buuhoodle oo hore u ahaa ciidan beeleed hab qabiil ku samaysnaa isla markaana aan lahayn hannaan ciidan.
ciidanka la qarameeyay oo munaasibad soo dhawaeynta qaramayntooda ah loo sameeyay,ayay ka qayb galeen Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta ahna ku-simaha Wasiirka Boosaha Cismaan Garaad Soore. Taliyaha Aagga Bari ee Ciidanka Qaranka Somaliland Sarreeye Guuto/Abwaan Cali Barre Xuseen iyo saraakiisha Ciidanka Qaranka iyo madaxda ciidan beeleedka la qarameeyay.
hadaba halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia24@gmail.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland