Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Wasiirka Dekedaha Soomaaliya Nuur Faarax,ayaa ka hadlay sida ay u soo dhawaynayaan maalgashiyo Lagu sameeyo dekedaha Soomaaliya isla markaana caddeeyay nooca Maal gashi ee ay aqoonsanayaan iyo shuruudaha looga baahan yahay cidda maalgashi ku samaynaysa Dekedaha Soomaaliya.
Wasiir Nuur Faarax waxaa kale oo uu ka hadlay xuduudda badda Soomaaliya oo uu tilmaamay in ay tahay soohdin badeedkii jiray 1991 iyo wixii ka horreeyay taasoo ay ku jirto Somaliland.
waxaanu intaa ku daray in ay soo dhawaynayaan cid kasta oo dekedaha Soomaaliya gacanta ku haysa oo Soomaali ah haddii ay u soo hesho maalgashi u cuntama Xukuumadda Soomaaliya in ay aqbayaan.
hadaba halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland