Muqdisho(Xogsoormedia.com):- Madaxdhaqameedka,Wasiiro iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Somaliland oo ku sugan Muqdisho isla markaana aaminsanaa nidaamka Federaalka Soomaaliweyn,ayaa go,aan ay soo saareen ku caddeeyay in aanu jirin wax Federaal la yidhaahdo oo Soomaali ka dhexeeya isla markaana ay Somaliland iyo Soomaaliya laba kala yihiin oo ay kala go,een sidaana u kala maqnaanayaan iyaguna ay iskaga imanayaan Soomaalliya iyo Muqdishoba.
hadaba halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland