Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Guddoomiye Ku-xigeenka Koobaad ee Golaha Wakiiladda Somaliland Baashe Maxamed Faarax,ayaa kursigiisa ku soo dhaweeyay Prof Cali Khaliif Galaydh iyo cid kasta oo ka mid ah kooxda Khaatumo oo doonaysa mansabka uu mudane Baashe ku fadhiyo haddii lagu helayo wada jirka Somaliland iyo in deegaanada uu ka soo jeedo ay Somalilandnimadu ka hana qaadayso oo ay ka baxayaan dib u dhaca ka jira dhulkaas.
Waxaa kale oo uu soo dhaweeyay wada hadalada u furmay Somaliland iyo Kooxda uu horjoogaha u yahay Cali Khaliif Galaydh oo muddo badan diidanaa gooni isu taagga Somaliland isla markaana aaminsanaa mabda,a Federaalka Soomaaliweyn.
Laakiin imika caddeeyay in wada hadal toos ahi uu u bilaabmay Somaliland.
Hadaba halkanka daawo.
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland