Daawo:Salaadiinta Madaxdhaqameedka Cuqaasha iyo Waxgaradka Gobolka Saaxil Oo Shaaciyay Shir Beesha Saaxil Ee Dan iyo Ducu2 Ku Qabsaneyso Deegaanka Baxarasaafka

0
367

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Cuqaasha iyo waxgaradka Beesha Gobolka Saaxil,ayaa ku dhawaaqay in ay qabanayaan shirka beeshaasi ku qabsanayso Baxarasaafka oo ah Dan iyo Duco 2 waxaanay sheegeen in shiraasi uu yahay shir beeshu qabsanayso oo aan la baajin karin.

Hadaba halkan ka daawo

Xogsoormedia.com

Xogsooemedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland