Somaliland Oo Mamnuucday Baasaboor Faalso Ah Oo Dalkeeda Lagu Farsameeyo

0
374

Hargeysa(Xogsoormedia.com):-Xukuumadda Somaliland,ayaa joojisay dal ku galkiisa iyo ku dhoofidiisaba.

Baasaboorka Faalsada ah ee ay Somaliland dalku galistiisa  iyo ku  dhoofidiisaba ay mamnuucdaya ayaa ah Baasaboorka Soomaaliya oo foojari ah isla  markaanalagu farsameeyo gudaha Somaliland.

hadaba halkan ka daawo,warkaas oo dhamaystiran

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland