“Inta Ummadda Noocaasi Golaha Ka Maqan Yihiin Wali Qaranimada Somaliland’na Ma Dhamaystirna Oo Waxbaa Maqan’Madaxweynahana Waxaan Leeyahay.” Suldaan Abu-Sufiyiin.

0
386

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Suldaan Abu Sufyaan oo  ka mid ah Madaxdhaqameedka Reer Somaliland isla markaana Suldaan u ah mid ka mid ah beelaha  Muuse Dheriyo,ayaa sheegay in ay Madaxweynaha Somaliladn in ay ka filayaan in uu wax ka qabto cabashadooda isla markaana uu siiyo xuquuqda ay ku leeyihiin aqalka golaha wakiilada Somaliland oo aanay wali mudane beelahaa metela ku yeelan.

Waxaanu caddeeyay in Madaxweynaha ay ka rejaynayaan in uu xuquuqda beelahaa hoos u eego isla markaana maami qaybsiga kuraasta golaha wakiilada aanu dhaafin doonin kol haddii ay gacantiisa arrintu ku jirto isagoo Suldaanku ka maqnaanta beeshiisa ee golaha wakiilada ku tilmaamay mid wax u dhimaysa qaranimada Somaliland.

Hadab halkan ka daawo.

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland