Hargeysa(Xogsoormedia.com):-Mudaneyaasha Sadexda Xisbi Qaran kaga jira labada Gole ee Guurtida iyo Wakiiladda ee laga soo doorto Gobolka Saaxil,ayaa Farriin adag u diray Xukuumadda Somaliland isla markaana ka hadlay wareejinta Dekeda Berbera.
Waxaanay Xukuumada ku eedeeyeen n ay gobolka Saaxil ka waddo xaalad abuur iyo nabad gelyo darro.
Hadaba halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia24@gmail.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
abafgaab@hotmal.com
Hargeisa Somaliland