Daawo Madaxdhaqameed iyo Waxgarad Xukuumadda Uga Digay Diiwaan Galin Laga Qabto Deegaano Muran Ka Jiro Gobolka Ay Ka Tirsan Yihiin Sanyihiin

0
402

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Madaxdhaqameed iyo Waxgarad ka soo jeeda deegaano aan laga qaban diiwaangalinta Codbixiyeyaasha oo lagu muran san yahay isla markaana ay isku hayaan ka tirsanaantooda Gobolada Selel,Maroodijeex iyo Saaaxil oo ah waqiiyiga Xeebta ee u dhexeeya Lughaya iyo Bullaxaar,ayaa Xukuumadda uga digay in diiwaan galinta Codbixiyeyaasha deegaanadaa laga hir galiyo sababo la xidhiidha muran deegaankaa ka jira oo dhanka gobolada ah.

hadaba halkan ka daawo.

 

 

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@gotmail.com

Hargeysa Somaliland