Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Eedaysalaayl isugu jira maqaneyaal iyo la hayeyaal,ayaa lagu riday xukuno kala duwan kuwaasoo isugu jira dil qisaas ah iyo xadhig dheer ka dib markii Maxamada Ciidamada ee Derejada koobaad ay ku ridday xununasaas.
dadka la xukumay oo dhan sideed 16 qof ayaa lagu kala xukumay 8 ka mid ah dil toogasho ah iyadoo shan ka mid ahi ay yihiin maqaneyaal halka sadexna la hayo ,waxaa kale oo xukuno xabsi oo kala duwan lagu riday 8 qof oo kale.
dhamaan dadkan la xumumay ayaa ku eedaysnaa dilkii Taliye Casayr oo ahaa Taliyihii qaybta Booliska gobolka Saaxil oo halkaa koox dablay ahi ay ku dishay.
hadaba halkan ka daawo
Xogsoormedia.com@gmail.com
Xogsoormedia24@gmal.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland