Afgudhiye: Abwaan Kuu Huray Naftiisa Maankiisana Kuu Tuujiyay Oo Gurmad Kaaga Baahan

0
412

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Abwaan Afgudhiye oo ka mid ah abwaanada waaweyn ee reer Somaliland ayaa muddooyinkii u dambeeyay u jiifay xaalad Bukaan isla markaana dhakhaatiirta dalku ay sheegeen in aan xaaladiisa dalka waxba lagaga qaban karayn oo uu u baahan yahay dhkhtar dibadeed.

Abwaankuna ma awoodo dhaqaale loogu qaado dibadda haynteedna ma hayo hadaba waxaa laga codsanayaa guud ahaan Bulshada reer Somaliland iyo umadda Soomaaliyeedba in ay abwaanka wax ku taraan soona caawiyaan si xaaladiida wax looga qabto oo laagu qaado Cisbitaal diadeed.

halkan ka daawo halka abwaan Afgudhiye lagala soo xidhiidhi karo

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@gotmail.com

Hargeysa Somaliland