Boorama(Xogsoormedia.com):- Culimada waawayn ee gobolka Awdal,ayaa si wayn u cambaareeyay Inqilaabkii fashilmay ee qayb ka tirsan ciidanka Millatraiga dalka Turkigu ay ku doonayeen in ay ku mijo xaabiyaan Xukuumadda rayidka ah ee sida dimuquraadiga ah loo soo doortay ee dalkaas.
Hadaba halkan ka daawo Culimada gobolka Awdal oo si wayn u cambaareeyay isku dayga inqilaabka fashilmay
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
Xogsoormedia24@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland