“Waxaynu U Baahanahay Xukumadda Aan Tuunbada U Ridin Dad Gaar ”Suldaan Daakir

0
307

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Suldaan Daakir Axmed Nadiif oo ka mid ah madaxdhaqameedka reer Somaliland ayaa sheegay in loo baahan yahay in la helo Xukuumad dadka reer Somaliland oo dhami ay u siman yihiin isla markaana ka fayaw qabiil iyo eex iyo cid gaar ah jeclaysi.

hadaba  halkan ka daawo.

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland