Madaxweyne Siilaanyo Oo Warbixin Ka Dhegaystay Ergo Nabadeed Oo Salaadiin Iyo Guurti Ah Oo Uu U Saaray Dirirtii Dharkayn Geeye

0
368

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo,ayaa warbixin ka dhegaystay ergo nabadeed  oo uu hore ugu saaray dirirtii ka dhacday deegaanka Dharkayn Geeye oo ka tirsan gobolka Sool kuna dagaalameen laba beelood oo walaalo ah.

Hadaba halkan ka daawo.

 

 

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland