Daawo: Muddaharaad Lagaga Soo Horjeedo Xasuuqii Jaamac Dubbad Ee Ay Gaysteen Liyuu Booliisku Oo Ka Dhacay Dalka Canada

0
376

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Muddaharaad balaadhan oo ka dhan ah Maamulka Madaxda Dawlada deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo xasuuqii ay dhawaan ka geysteen ciidanka ugaarka ah Madaxweynaha kililka shanaad Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maanta ka dhacay dalka Canada waxaana dadka ka gadooday xasuuqa Liyuu booliisku ay  ka geysteen magaalada Jaamac Dubbad ee degmada Gaashaamo oo ay ku xasuuqeen dad isugu jiray waayeel dumar iyo caruur uu ka dhacay Safaaradda dalka Itoobiya ku leeyahay Canada.

Hadaba halkan ka daawo muddaharaadkaa.