Xildhibaan Ka Tirsan Aqalka Odayaasha Somaliland Oo Duray Hoggaaminta Guddoomiye Saleebaan

0
337

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Xildhibaan Cumar Nuur Waaye oo ka tirsan Aqalka Golaha Guurtida Somaliland,ayaa dhaliilay hoggaaminta Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan  Guddoomiyaha Golaha Guurtida,waxaanu ku dhaliilay in uu guddoomiye ahaan ka gaabiyay in golaha Guurtidu ay shaqadooda gutaan oo ay ka hawl galaan guud ahaan dalka Somaliland meelaha ay wax ka dhacaan ee nabad gelyo darro ay ka soo korodho.

Waxaa kale oo uu is barbar dhig  ku sameeyay hoggaamintii Guddoomiyihii hore ee Guurtida Somaliland Sheekh Ibraahin Sheekh Madar  iyo hagista golaha  xiligan ee guddoomiye Saleebaan.

Hadaba halkan ka daawo

 

 

 

 

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland