Boorama(Xogsoormedia.com):-Guddoomiyaha Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan(Ramaax),ayaa ku baaqay in dedejiyo isla markaana la hir galiyo maal galintii ganacsatada yar yar lagu kabayay.
Waxaa kale oo uu ka hadlay in ganacsatada ka faa,iidaysanaysaa ay ka run sheegaan mashaariicda ay soo qoranayaan oo ay hir galiyaan isla markaana ay shaqo abuur si ay wax ka uga tarto horumarinta iyo kobcinta dhaqaalaha dalka.
Hadaba halkan ka daawo
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland