Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed oo ay weheliyaan masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Diinta ayaa muxaadaro diini ah u qabtay ciidanka Asluubta Somaliland waxaanu wasiir Khaliil ku dardaaray ciidanka Asluubta ku dhaqanka Diinteena Suuban ee islaamka iyo daryeelka Maxaabiista ay gacanta ku hayaan.
waxaa kale oo uu ku booriyay in maxaabiixta loo fudueeyo gudashada cibaadooyinka diiniga ah oo ay salaadu ugu horrayso.
hadaba halkan ka daawo.
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia.com@gmail.com
Xogsoormedia24@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland