Hargeysa(Xogsoormedia.com) Madaxwaynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii u horeysay qiray dhibaatadii Soomaaliya ka soo gaadhay qaranka Somalliland.
(Somaliland) ay dhibaato badan soo gaadhsiisay dawladii rayidka ahayd ee Maxamed Siyaad Barre taasi oo uu sheegay in si gaar ah loo ugaadhsaday dadkii ka soo jeeday waqooyiga Somaliya,
Madaxwayne Xasan Sheekh waxa uu sido kale uu qaranka Somaliland ku hanbalyeeyay horumarka ay dhan walba ka sameeyeen.
Halkan Hoose Kaga Bogo Warkaas Oo Faahfaahsan