Ceerigaabo(Xogsoormedia.com) wafti wasiiro ah oo uu hogaaminaayo wasiirka wasaarada kheyraadka bada Somaliland mudane Cali Jaamac Buureed ayaa indho indheyn u tagay gobolada bariga Somaliland si ay ugu kuurgalaan xaalada nololeed ee dad iyo duunyo.
Halkan Hoose Kaga Bogo Warkaas Oo Faahfaahsan
Wariye: Cabdiraxmaan Maxamad Xidig