Qardho(Xogsoormedia.com) Magaalada Qardho ee xarunta gobolka karkaar ayaa waxaa soo gaaray isimadii ugu horaysay oo ka qaybgalaya shirka isimada oo qardho ka furmi doona maalmaha soo socda.
Isimadan ayaa waxaa magaalada Qardho kusoo dhoweeyay Boqor Burhaan Boqor Muuse, Cuqaasha iyo isimada gobolka, Masuuliyiinta gobolka iyo degmada.
hoos ka daawo Muuqaalka soo dhowaynta isimada iyo hadaladii mahadnaqa ahaa ee ismada iyo garaadyada.
Halkan Kaga Bogo Warkaaas Oo Faahfaahsan